Ururka sbin oo si iskiis ah isu xilqaamay ayaa waxaa uu usameeyey bulshada ku dhaqan Nijmegen iyo nawaaxigeeda wacyi galin ku saabsan cudurka faafaha daran ee coronavirus , ururka sbib run ahaantii waxaa uu utaagan yahay sidii bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada nijmegen iyo nawaaxigeeda ay ugarab istaagi lahaa.
Afur jamaaci ah oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka SBIN
Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 6 bisha Ramadaan waxaa lagu qabtay afur jamaaci ah oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka SBIN Wijkcentrum-ka Dukenburg...
Nageeye ayaa taariikh sameeyay isagoo ku guuleystay orodka New York
Nageeye ayaa taariikh sameeyay isagoo ku guuleystay orodka New York, waxaana uu noqday ninka ugu horreeya ee reer Nederland oo ku guuleysta tartan ka...
informatieve bijeenkomst gewijd aan stress
Op 30-06-2024 organiseerde Stichting SBIN een informatieve bijeenkomst gewijd aan stress. De deelnemers werden voorgelicht over diverse oorzaken van stress, zoals werkdruk en persoonlijke...
voorlichtings over het omgaan met sociale media en digitalisering
De voorlichting over sociale media en digitalisering richtte zich op het belang van digitale geletterdheid en online veiligheid. Deelnemers werden g1eïnformeerd over privacy-instellingen, het...
siminaar looga hadlaayay sideed ku guuleysan kartaa?
siminaar ay soo qaban qaabiyeen ururka SBIN ayaa waxaa lagu qabtay magaalada nijmegen, siminaar-kan ayaa waxaa uu ahaa cinwaankiisa sideed ku gaari karnaa guul...
MUNAABSABADDA MAALINTA CIIDUL FIDRIGA 2024
Maamulka iyo hawl wadeenada ururka SBIN waxa uu idiin rajaynayaa ciid wanaagsan kulu caam wa antum bikheyr, Allah ciidan ciideed samo iyo barwaaqo hanagu...
Ururka SBIN ayaa waxa uu u sameeyey afurin si heer sare ah loo soo agaasiyo muslimiinta ku dhaqan nijmegen iyo nawaaxigeed isla markaana lagu casuumay ururo kala duwan, gemeente-ga nijmegen iyo culimaa u diin.