Furitaanka sanad dugsiyeed 2022-2023
Furitaanka sanad dugsiyeed 2022-2023 Read More »
Xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay iska kaashadeen Dalada Fsan iyo ururka SBIN ayaa waxaa lagu qabtay malitii sabtida ahayd magaaladda Nijmegen, Munaasabada ayaa waxaa ka soo qayb galay Fanaaniin sida fanaanka weyn ee Cabdi baadil oo halkaasi ka qaaday heeso wadani ah iyo masuuliyiin ka socotay Daladda Fsan. sidoo kale
Munaasabada 1da luulyo 2022 Nijmegen Read More »
Munaasabada ciidu fidriga awgeed Ururka SBIN waxa uu ufududeeyey islamarkaasna soo agaasimay in soomaalida deggan nijmegen iyo nawaaxigeeda ay farxada ciida kusoo qaataan wadanka jarmaka gaar ahaan familypark wunderland kalkar germany, iyadoo kalkaas farxadii ciida lagu soo qaatay.
MUNAASABADDA CIIDUL FITRIGA SANADDA 2022 Read More »
Maalinta bari ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 01-09-1443H oo ku aadan 02-05-2022 ayaa waxa ay dhamaan muslimiinta ku nool dunida u dabaal dagayaan dhalashada malinta ciida ee sanadkan 2022 sidaas darteed ururka SBIN waxaa oo soo qaban qaabiyay una suurta galiyay inta badan somalida daggan nijmegen iyo nawaaxigeed in ay farxada ciida ku dabaal
DABAAL DAGGA MALINTA CIIDA SANADKA 2022 Read More »
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimada isla markaana ay ka soo qeyb galeen culumada ugu waa weyn wadanka holland ayaa waxaa lagu qabtey Wijkcentrum Malvert ee magaalada Nijmegen, xaflaas oo ay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tirabadan, Culimada kasoo qayb gashay xafladan ayaa waxaa ka mid ahaa Sheekh muuse cade ,
XAFLADA FURITAANKA SANAD DUGSIYEED ILAMAHA EE 2021-2022 Read More »
Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 15-08-2021 waxaa xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay oradyahan abdi Nageeye ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Nijmegen wadanka holland, xafladan ayaa waxaa soo agaasimay Ururka Somalische Belangemeenschap in Nijmegen (SBIN) waxaana si wadajir ah u fuliyey dhalinyada Sport-ga ee magaalada Nijmegen iyo Ururka
XAFLADDA SOO DHAWEYNTA ORADYAHAN ABDI NAGEEYE MAGAALADA NIJMEGEN Read More »
Dadweynaha deggan Nijmegen iyo nawaaxigeed ayaa farxada ciida waxa ay ku soo qaateen Toverland, safarkan ayaa waxaa fududeeyey ururka ka shaqeeya dannaga soomalidda deggan nijmegen ee SBIN, safarkan ayaa waxaa qeyn ka ahaa waalidiin caruur iyo dhalinyaro aad u tiro badan halkaas oo ay farxada ciida sifiican uwada qaateen.
DABAALDAGGA MALINTA CIIDA CARAFO 20-07-2021 TOVERLAND Read More »
Muxaadaro diini ah oo ay iska kaashadeen iney qabsoonto ururka (SBIN) iyo ururka xiriirka somalida Nederland (FSAN) oo cinwaankeedu ahaa xuquuqda dumar ay siisay diinta islamka ayaa waxaa lagu qabtay khadka internet-ka ee zoom-ka, muxaadaradan ayaa waxaa ka soo qayb galay culimada ugu waaween wadanka nederland iyo dadweyne kale oo aad u tiro badan ,
Muxaadarooyinkii Bisha ramadaan ee uu qaban jiray Ururka SBIN Read More »
RAMADAAN KARIIM DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA AH MEEL KASTA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN GAAR AHAAN UMADDA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN BULSHADA KU DHAQAN WADANKA HOLLAND GAAR AHAAN BULSHADA REER NIJMEGEN WAXAAN IDIIN RAJAYNEYNAA IN ALLAH IDINKA DHIGO KUWII KA FAAÍIDEYSTA BISHAN BARAKEYSAN IDINKUNA DARO KUMANAANKA KUN EE UU RABBI NAARTA KA XOREYN DOONO,BISHAN BARAKEYSAN AWGEED WAXAAN
Uururka SBIN waxa uu idiin rajaynayaa ramadaan wanaagsan Read More »
Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay magaalada nijmegen kulan oo ay ka soo qayb galeen ururo kala duwan sidda GGD, FSAN, Stip, Bindkracht10 iyo soomalidda dagan magaalada nijmegen ayaa waxaa looga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin cudurka coronaha, gudniinka iyo arimo kale oo badan oo wax tar
Kulan ay iska kaashadeen ururka SBIN iyo Ururka FSAN. Read More »